Madaxweynaha Kenya oo loogu baaqay in taageero weediisto Madaxweyne Farmaajo 

Siyaasiga John Mututho, oo horey usoo noqday Xildhibaan katirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa ugu baaqay dowlada uu hogaamiyo Madaxweyne Uhuru Kenyatta in ay qaado talaabo lamid ah midii dhawaan qaaday Maxkamada gobolka Banaadir. Waxa uu sheegay John in Maxkamada Gbolka Banaadir xukuno ku riday agaasimayaal  musuq maasuqay lacago iyo agab caafimaad, waxa uuna ku booriyay … Continue reading Madaxweynaha Kenya oo loogu baaqay in taageero weediisto Madaxweyne Farmaajo